Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo ka tacsiyadeeyay geerida xil Aadan Cali Xasan

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed ayaa tacsi u diray Xildhibaan Aadan Xasan Cali jamhuriya oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Wuxuu sidoo kale eebe uga baryay in uu janadii Fardowsa uu ka waraabiyo.

Xildhibaanka ayaa maal mahan ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.