Dhageyso barnaamijka bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha.
Barnaamijka waxaa diirada lagu saaraa raad raaca ama falanqeynta dhacdooyinka maalintaas taagan.
[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/BAR-BANDHIGA-WAREYSIYADA-JEYTE2.12.2014.mp3"][/audio]