Wednesday, August 15, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2978 POSTS 0 COMMENTS

Kulan Dhaqaalo loogu aruurinayay dadka ay Abaaruhu saameeyeen oo ka dhacay...

MUQDISHO (SONNA) Kulankaan ayaa ahaa mid dhaqqlo loogu aruurinayay dadka ay sameyeen Abaaraha kudhuftay deegaano iyo degmooyin katirsan gobolada dalka, gaar ahaan deegaanada Koofur...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay musharaxiinta Madaxweynaha 

Musharaxiinta u tagan  qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha  Golaha shacabku uu  ku qaabilay  xafiiskiisa  ayaa kala  ahaa Sheekh Shariif Sheekh  Axmed...

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u diray Saxaafadda

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka & Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa munaasabadda maalinta saxaafadda Soomaaliyeed aawadeed hambalyo u diray bahda saxaafadda Soomaaliyeed oo dhan. Wasiir Maareeye...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ballan qaaday gargaar caafimaad gabadhii lagu...

MUQDISHO (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob loogu geeystay gabdho...

16-Musharax oo u taagan doorashada Guddoonka Aqalka Sare

MUQDISHO (SONNA) Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa joojiyay qabashada Araajida Musharaxiinta u tartamaya xilalka Guddoonka Aqalka Sare ee dalka. 16-Musharax ayaa isku...

13 Suxufi oo lagu dilay Afgansitaan

Kabul-(SONNA)- Guddiga u xilsaaran amniga Suxufiyiinta dalka Afganistan ayaa  soo saaray warbxin  sanadeedkii 2016 kii,waxyna cadeeyeen in Sanadkaasi uu ahaa kii ugu xumaa ee...

Dawladnimo waa kala danbayn.!!!!

MUQDISHO (SONNA) Tan iyo markii ay burburtay dawladii dhexe ee somaaliya waxa ummada soo food saaray dhibaatooyin aan la soo koobi karin oo dhinac...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimaha Gaashaandhiga (SAWIRO)

Ankara (Sonna) Mudane Cabdalla Xuseen Cali Wasiir kuxigeenka difaaca Soomaaliya  oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga kadib casuumaad rasmi ah uu ka heley...

Hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha Bani’adanimada Soomaaliya oo dalbaday 864-Milyan oo dollar

MUQDISHO(SONNA) Kulan balaaran oo ay ka  qeygaleen masuuliyin ka socta labada aqal ee  barlamanka  doowlada fadaralka haay,adaha ka shaqeeya arrimaha Bani’adanimada oo lagu  Daahfurka...

Labo Kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo Muqdisho...

MUQDISHO(SONNA) Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay labo kursi oo ka mid ah Kuraasta Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuraasta Beelaha Banaadiriga. Kursiga koobaad...