Wednesday, August 15, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2978 POSTS 0 COMMENTS

Amiir Sacuudi ah oo ku geeriyooday shil Diyaradeed

Muqdisho (SONNA) Amiir Mansuur bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku...

Taliyaha qeybta 12-ka April ee CXD“5 ayaan dilnay 7 kalena waan...

Muqdisho (SONNA) Taliyaha qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga dalka Cumar Dheere ayaa wakaalada SONNA u sheegay in Howlgalo ka dhacay Gobolada Shabeelaha dhexe iyo...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo...

Muqdisho (SONNA) Guddiga difaaca ee golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta la kulmay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, kulaankaas...

Taliska Xoogga qeybta 12ka April oo sheegay inay guullo ka...

Muqdisho(SONNA), Taliyaha qeybta 12ka april ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, sarreeye guuto Cumar dheere, ayaa hoggaaminayey howlgal ciidamada difaaca ay ku xorreeyeen deegaano ka...

Madaxweyne Trump oo ka hadlay xiriirka kala dhexeeya Japan

Donald Jey Trump Madaxwaynaha Mareykanka ayaa gaaray dalka Japan lugtiisii ugu horeysay ee booqashada uu ku marayo dalalka Qaaradda Assia hlkaasi oo uu kula...

Iraan oo iska fogeysay iney wax lug ah ku leedahay is...

Muqdisho(SONNA) Dowladda Iran ayaa sheegtay in casilaada Ra’iisal wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Al-Xariiri qeyb ka tahay Xiisada siyaasadeed ee ka taagan Gobolka,islamarkaana Iraan wax...

Amisom”Weeraro hor leh ayaan qaadaynaa

War qoraal oo ka soo baxay Taliska ciidamada AMISOM, ayaa lagu sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah ooku aadan habkii loo qaadi...

DFS, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo...

Muqdisho(SONNA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa...

AKHRISO:-War murtiyeedka Shirka Wadatashiga Warbaahinta Heer Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Bahda...

Muqdisho(SONNA):-Shirkan Wadatashiga ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda...

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, kuwa Dowlad goboleedyada iyo Warbaahinta Madaxa banaan oo...

Muqdisho (SONNA) Waxaa Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Caawa ka socda Munaasabad ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta oo Ujjeedkeedu uu...