Saturday, August 18, 2018
Authors Posts by Ruush

Ruush

466 POSTS 0 COMMENTS

Tartanka Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xiise leh...

Muqdisho(SONNA)---Tartankii Kubadda Koleyga ee Wiilasha iyo Gabdhaha ee Degmooyinak Gobolka Banaadir ayaa wali si habsami leh uga soconaya Garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho. Shaley oo...

Taxahana Taariikhda Maalmaha Xoriyadda Soomaalida (Jabuuti)

“Dabaaldegga maalinta Xoriyadda Soomaaliya waa Xasuus taariikhi ah.” taariikhdu waa lama huraan oo ummad walba waa inay taariikhdeeda xasuusataa oo bulshada jiilka cusub looga sheekeeyaa...

Shirkii looga hadlayay arimaha Beeraha oo ku soo xirmay Columbus +Sawirro

Colombus(SONNA)--Shir looga hadlayay arrimaha Beerah oo ay ka soo qeybgakeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray...

Madaxweynaha JFS oo Ubax dhigay Taaladda Daljirka Dahsoon

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxa uuna halkaasi kula hadlay boqollaal...

Taxahana Taariiklhda Maalmaha Xorriyadda Soomaalida (Maqaal)

Soomaalidu Caado ma ahan Dad la gumeysan karo, waana kuwa Jecel Dhaqdhaqaqyada Xoriyad Doonka ee Dalka ka jiray ayaa hadana Sannadkii 1960-kii waxaa xoogeystay...

Taxanaha Taariikhda Maalmaha Xorriyadda Soomaalida (Maqaal)

Maadama ay nagu soo fool leeyihiin Todobaadka Xoriyadda Soomaaliyeed ayaan waxaan door bidnay inaan xasuusinno Ummadda Soomaaliyeed taariikhda halgankii Xornimo doon iyo goortii ay...

Soomaaliya oo dhammeystirtay maamulka Hawada (Faallo)

Intii uusan ku dhicin bur-burkii heykalkii Dowladnimo ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1990-kii waxaa dhisnaa Hey'ado badan oo ay ku xirnan tahay Qaranimada iyo jiritaanka...

Dhammaan Gobolada Dalka oo si weyn looga Ciiday

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subax nimadii La tukaday salaadii ciidul fidriga shacabka ku dhaqan Magaalada Garoowe. Salaada Ciida oo...

Maanta iyo sida looga ciiday Khartoum!

Khartuum(SONNA)--Garoonka kubbada cagta ee ku yaala gudaha Jaamacadda Afrika waxaa Saakay iskugu soo baxay Kumanaan kun oo ka mid ah Shacabka magaalada Khartoum, si...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay inay Shaqaalahu fasax yihiin Maalmaha Ciidda

Muqdisho(SONNA)--Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta ku wargalisay in dhammaan Shaqaalaha Hey'adaha Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahayba in shaqaalahooda ay fasax yihiin...