Friday, August 17, 2018
Authors Posts by Gobdoon

Gobdoon

177 POSTS 0 COMMENTS

Maxay ka dhigan tahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen...

Muqdisho-(SONNA)-Wadanka Soomaaliya oo Alle ku manaystay xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, wuxuu leeyahay Dekado dhowr ah oo isugu jira kuwa rasmi ah iyo kuwa...

Madaxwayne Trump” waxaan diyaar u ahay in aan iiraan la yeesho...

Washington-(SONNA)-Xukuumadda iiraan ayaa jawaab ka bixisay baaqii uu Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ku  sheegay in uu diyaar u yahay in uu la kulmo Masuuliyiinta...

Daawo looga hortagayo cudurka duumada oo la soo saaray

Xigasho bbcsomali- (SONNA)-Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay...

Toogasho sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Kanada

Ottawa-(SONNA)- Haweeney ayaa ku dhimatay,13-ruux oo kalana waxaa soo agaaray dhaawacyo,kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ku sugnaa magaalada Toronto ee...

Maxaa laga bartay Inqilaabkii fashilmay eeTurkiga? (Maqaal)

Labo Sano ayaa ka soo wareegtay Afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga , kaasi oo daba socday mudaharaadyo rabshada watay oo xukuumadda dalkaasi...

Soonku waa Cibaado iyo Caafimaad

MUQDISHO- (SONNA)_ Erayga Soon asal ahaan waa eray Carabi ah oo micnihiisu yahay Joojin, qeexid ahaana waa in la joojiyo Cunista, Cabista, iyo Waxyaabaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Amb. Cabdiraxiin...

Muqdisho, May 14, 2018--- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Tacsi u diraya eheladii, qoysaskii iyo umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday Safiirkii...

Dhalinyaradii S.Y.L “Horseed ku dayasho Mudan”

15ka May waa maalin qaali ah oo ku xardhan diiwaanka taariikhda gobonimadoonka  Soomaaliyeed, waa maalintii  la unkay ururkii S.Y.L, kaasi oo ay dhidibada u...

Dowladda Soomaaliya ma ka bixisay Jawaabtii kaga aadanayd gurmadka Daadadka?

Muddadii ka dambaysay Burburkii dowladdii dhexe ee dalka 1991,waxaa dalka iyo dadka Soomaaliyeedba waayeen kaalin wayn oo ah doorkii iyo weheshigii bulshada ee dowladnimadii...

Xuska 1da May oo ku soo beegmay dib-u habaynta Shaqaalaha dowladda

1da May sanad walba waxaa Caalamka laga xusaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha adduunka oo ah lafdhabarka wax soo saarka iyo horumarinta koboca dhaqaalaha,  inkastoo xilliyadii kala...