Saturday, August 18, 2018
Authors Posts by Daahir Aadan Ali

Daahir Aadan Ali

248 POSTS 0 COMMENTS

Indonesia” Dhulgariir Xooggan ayaa ku dhuftay Jaziiradda caanka ee Lombok”

Muqdisho(SONNA);- Ugu yaraan 82-Qof ayaa ku geeriyootay ka dib dhul gariir ku dhuftay Jaziiradda caanka ah loo dalxiis tago Lombok ee dalka Indonesia,sida Saraakiil...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee...

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Mas'uuliyiin ka tirsan Rugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga...

Maxay Diinta Islaamka ka qabtaa in Qof Muslim ah Masjid lagu...

Muqdisho(SONNA);- Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay sida ay Diinta Islaamka uga fog tahay in Guriga Alle (Beytka Alle) lagu dhex dilo qof...

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeeyey latashiyada ku saabsan siyaasadda barakacayaasha+Sawirro

Muqdisho(SONNA);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay barnaamijka wada-tashiga siyaasadda barakacayaasha ayaa sheegay in isku...

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweeysay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay dilalka...

Muqdisho(SONNA):- Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo dilkii Maxamed Maxamuud Sheikh Cali oo ahaa Wiil dhalinyaro ah oo Hal-abuuray Ganacsiyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in ciidamada Amniga ay dileen raggii...

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay toogteen toogtey maleeshiyaad hubeysan oo Baabuurta ka dhex toogta...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo Xafiisyo cusub ku wareejiyay Guddiyada Joogtada...

Muqdisho(SONNA);- Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta qaar ka mid ah Guddiyada Golaha shacabka ku wareejiyay xafiisyo...

R/wasaaraha Soomaaliya” Waxaan dooneynaa iney dhalinyaradu noqdaan Tabliiqa cusub ee Nabada...

Muqdisho(SONNA);- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad soo dhoweeyn ah oo loogu sameeyay Howlka Jaamacadda Bariga Afrika ee...

AKHRISO: War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya

Asmara(SONNA); Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada  shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya. Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah...

EIsaias Afwerki” Soomaaliya iyo Eriteria waxaa ka dhaxeeyaa Xiriir fog oo...

Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo hadal ka jeedinayay munaasabad soo dhoweeyn  ah oo madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa loogu sameeyay magaalada Asmara ayaa...