Friday, October 19, 2018
Authors Posts by Daahir Aadan Ali

Daahir Aadan Ali

350 POSTS 0 COMMENTS

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Duulimaad Cusub oo isku xiraya...

Muqdisho(SONNA);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Duulimaad cusub oo isku-xiraya Muqdisho iyo Addis...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda NISA oo xilkii iska casilay

Muqdisho(SONNA);- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya  (NISA) Mudane  Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa iska casilay xilka agaasimaha Hay’adda,isagoona warqadiisa iscasillaada...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo shir uga qeyb galay dalka Morocco+Sawirro

Rabat(SONNA);- Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Rabat ee dalka Morocco ka qeyb galay...

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo shaaciyay xilliga uu furmayo...

Muqdisho(SONNA);- Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad...

Kullan lagu taageerayay dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka...

Muqdisho(SONNA);- Kullan lagu taageerayay ololaha Shacabka Hirshabeelle kaga qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka maleeshiyada Al-Shabaab ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeyb galay,Haween,Waxgarad iyo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidda oo Xukuntay Askari dhac geystay+Sawirro

Muqdisho(SONNA);- Dable Booliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha  degmada Hodan  xilli uu dhac u  geysanayay dadka ka soo baxay salaadda...

Warsaxaafadeed:- Booqashadii Wasiirka UK ee Arrimaha Afrika ay ku timid Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);- Wasiirka UK ee Arrimaha Afrika, Harriet Baldwin MP, ayaa safarkii ugu horeeyay ku timid daba-yaaqadii todobaadkan Soomaaliya,iyadoona booqatay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa. Wasiirada Baldwin...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Ingiriiska Ee Arrimaha...

Muqdisho(SONNA);- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka Ingiriiska ee arrimaha Afrika, Harriett Baldwin, oo Muqdisho ku...

Duqa Muqdisho iyo Safiirka Midowga Yurub oo ka wada hadlay Horumarinta...

Muqdisho(SONNA);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Ku-simaha Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka...

Muqdisho(SONNA);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baddalaya danjireyaashii...