Wednesday, May 23, 2018
Authors Posts by Daahir Aadan Ali

Daahir Aadan Ali

140 POSTS 0 COMMENTS

Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab oo ka qaxay deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka...

Muqdisho(SONNA) Janaaral Max’ed Axmed Tareetisho oo kamid ah saraakiisha ciidanka xoogga Dalka ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in ay ka war-hayaan firxadka maleeshiyada argagixiisada...

Xuska Dhalashada Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Mareynkanka+Sawiro

Columbus(SONNA) Boqolaal ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida oo isaga kala yimid Gobolada dalka Maraykanka ayaa soo buux dhaafiyay xaflada dhalashada Nebigeena Suuban (NNKH) kuwaas oo...

Induniisiya oo ku baaqday in feejignaan laga galo Halista Folkaano laga...

Muqdisho( SONNA) Dowladda Induniisiya ayaa ku dhawaaqday  feejignaantii ugu sareysay ee la geliyo jasiiradda loo dalxiiska taga ee Bali sababo la xiriira cabsi laga...

Itoobiya oo xirtay 103-Qof oo la xiriirinayo iska hor imaadka gobolka

Muqdisho(SONNA) Dowladda Itoobiya ayaa xirtay 103-Qof oo lala xiriirinayo dagaalo dhawaan ka dhacay Xuduudaha Labada Gobolka ee Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada,sida  uu Sarkaal ka...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka” Tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran...

Muqdisho(SONNA) Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka...

Shir looga hadlayay la dagaalanka Al-Shabaab oo ka dhacay Gaarisa+(Sawiro)

Muqdisho( SONNA) Shir looga hadlayay iskaashi laga sameeyo dagaalka Al-Shabaab,xoojinta Ganacsiga iyo iskaashi dhanka maamulka oo u dhaxeeya maamulada Jubbaland iyo ismaamulka Gaarisa ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Dhalinyarada Adeega dhiig bixiyaasha ee ka...

Muqdisho(SONNA) Kulankaan oo Wasiirka Waarfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska  Xukumada Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow  kula kula qaatay xafiiskiisa dhalinyarada adeega dhiig bixiyaasha ee Gobolka...

Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan...

Muqdisho(SONNA) Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee 14-kii...

Wasiir Isloow” Ujeedka Xeerka la dagaalanka Argagixisada waa sidii dalka looga...

Muqdisho( SONNA) Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa muhiimadda uu leeyahay xeerka la dagaalanka Argagixisada ku sheegay inuu yahay sidii dalka...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo maanta Baydhabo ka dhagax dhigaya Xabsi cusub

Baydhabo(SONNA) Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaaladaasi...