Wednesday, May 23, 2018
Authors Posts by Daahir Aadan Ali

Daahir Aadan Ali

140 POSTS 0 COMMENTS

Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug oo kormeeray Cisbitaalka ee Gobolka Galgaduud+Sawirro

Dhuusa-mareeb(SONNA);- Madaxa Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir ayaa Maanta Kormeerkan ku tagay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud, wuxuuna u kuur galayey Xaaladaha...

Ra’iisal wasaaraha XFS oo xalay booqday dadka ay saameynta ku yeesheen...

Muqdisho(SONNA);- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqasho ugu tagay dadkii ku guryo beelay Roobabkii ka da’ay Muqdisho,kuwaasi oo Maamul Gobolka...

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka+Sawirro

Muqdisho, 20 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay...

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo deeq gaarsiisay dad danyar ah...

Johannesburg(SONNA);- Deeqdaan raashinka ah ee la siinayay dadka danyarta ah oo isugu jiray Soomaali iyo ajaanib  kale oo muslimiin ah ayaa waxaa bixineysay safaarada...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Africa...

Muqdisho(SONNA);- Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Muddane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Middowga Afrika ee Soomaaliya ahna  Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada+Sawirro

Muqdisho, May 17, 2018--- Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo lacag loogu talagalay Gurmadka Fatahaada ku wareejiyay...

Muqdisho(SONNA);- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Aadan oo maanta gaaray degmada Doolow kana yimid magaalada Muqdisho ayaa maamulada iyo qeybaha kala duwan...

Duqa Muqdisho oo daah-furay olole Maamulka Gobolka Banaadir ku afurinayo 15...

Muqdisho, 17 Maajo, 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay olole lagu afurinayo 15 kun...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Markab taagan badweynta Soomaaliya kula...

Muqdisho(SONNA);- Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaali​ya Muddane Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) )ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS oo ansixiyay xeerka lagu aas aasay...

Muqdisho(SONNA);- Kulanka golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/ramaan ayaa lagu ansixiyey hab maamuuska xeerka...