Ciidamada Amniga oo ka hortagay Qaraxyo Argagixiso

Ciidamada Amniga oo ka hortagay Qaraxyo Argagixiso

535
0
SHARE

Muqdisho(SONNA) :-Argagixisada Alshabaab ayaa isku dayay in ay xoog uga soo gudbaan baro koontorool oo ku yaalla agagaarka Ceelgaabta.

Ciidammada amniga ayaa ka hor joogsaday taas oo ku khasabtay in ay qarxiyaan labo gaari oo ay wateen.

Faahfaahin dheeri ah la soco goor dhow

LEAVE A REPLY