DHAGYESO: Ra’iisul Wasaare Khayre”Dhalinyaradii SYL waxay inoo horseedeen guusha aan maanta halkan...

DHAGYESO: Ra’iisul Wasaare Khayre”Dhalinyaradii SYL waxay inoo horseedeen guusha aan maanta halkan ku fadhino”

470
0
SHARE

Muqdisho(SONNA) R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali khayre xili uu xalay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeedinayay Munaasabadda lagu xusayay sanad guuradii 75 aad ee kasoo wareegtay 1943 markii dhidhibada loo taagay dhalinyaradii gobonimo doodnka qaranka Soomaaliyeed ee SYL ayaa sheegay in SYL lagu tilmaami karo abayaal qaran maadaama ay baal dahaba ka galeen taariikhda Soomaaliya isagoona qeexay in ay ku mutaysteen xasuus joogtaa.

Sanad kasta 15 May Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Gobalada Dalka waxaa ka dhaca munaasabado waaweyn oo lagu xasuunaayo Ururkii gobonnimo doonkii Qaranka Soomaaliyeed ee SYL.

 

LEAVE A REPLY