TOOS U DAAWO: Ciyaarta Finalka Xulkeena Soomaaliya iyo Tanzania ee Koobka Bariga...

TOOS U DAAWO: Ciyaarta Finalka Xulkeena Soomaaliya iyo Tanzania ee Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika

1351
0
SHARE

Muqdisho(SONNA):-Halkan hoose ka daawo Finalka Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ciyaartoyda Da’dooda tahay 17 jirada ee dhex mareysa xulkeena Soomaaliya iyo Tanzania,

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta qadka Teleefoonka kula hadlay Xulka 17 jirada Soomaaliya oo hadda Ciyaaraya Finalka Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, isagoo ugu hambalyeeyay dadaalka ay ku bixiyeen in heerkaan ay soo gaaraan.

INSHAA-ALLAH GUUL AYAAN U RAJEYNEYNAA XULKEENA QARANKA EE 17 JIRADA.

Somalia Vs Tanzania

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on 29 Abriil 2018

LEAVE A REPLY