Wargalin: Waaxda Canshuuraha Gobalka Benaadir oo Ganacsatada ku wargalisay inay Cusbooneysiistaan Shatiga

Wargalin: Waaxda Canshuuraha Gobalka Benaadir oo Ganacsatada ku wargalisay inay Cusbooneysiistaan Shatiga

1428
0
SHARE

Muqdisho (SONNA) Maamulka Gobalka Benaadir gaar ahaan Waaxda Canshuuraha ayaa ku wargalineysa Ganacsatada Gobalka inay si deg deg ah u cusbooneysiistaan Shatiga Ganacsiga Dowlada Hoose ee Xamar maadaama la galay Sanadka cusub ee 2018.

Sidoo kale waxaa lagu wargelinayaa ganacsatada aan laheyn shatiga ganacsi ee dowlada hoose ee Xamar in ay u qaataan sida ugu shaqsiyaha badan, waxay dowlada hoose xaq u leedahay in ay ganacsatada aan heysan shatiga ka xirto goobta ganacsiga.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARGALINTA

LEAVE A REPLY