Thursday, November 15, 2018

WARARKA

AUN Tababarihii hore ee Xulka Qaranka ee kubadda koleyga Cabdi dheere...

Toronto(SONNA)--Tabbabarihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Koleyga Macalin Cabdi Maxamed Cige oo ku magac dheeraa Cabdi Dheere ayaa 13-kii bishan ku geeriyooday...

WARAR DHEERAAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus

Qubrus(SONNA);- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedearaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaziiradda Qubrus mudane Teberruken...

Wasiirka waxbarashada XFS iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday shan...

Muqdisho (SONNA), November, 14, 2018:- Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada...

CAYAARAHA

AUN Tababarihii hore ee Xulka Qaranka ee kubadda koleyga Cabdi dheere...

Toronto(SONNA)--Tabbabarihii hore ee xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Koleyga Macalin Cabdi Maxamed Cige oo ku magac dheeraa Cabdi Dheere ayaa 13-kii bishan ku geeriyooday...

WARARKA SONNA KU FARIIN QORAALEED

SONNA SMS

MAQAALO

Waxaan arkaa Soomaaliya oo dunida u soo Ordeyso (Warbixin)

Shirkadda Kenya Airways oo ka mid aheyd dayuuradaha duulimaadyada Caalamiga ah ku iman jiray Muqdisho xilligii beri samaadkii, ayaa waxay joojisay duulimaadkooda wixii ka...

 Argagixisada Waa dilaa aan cidna dhaafayn

MUQDISHO( SONNA)- Al-shabaab waa Koox Argagixiso ah barnaamijkooduna yahay inay tarjumaad qaldan ka bixiyaan ama inxiraafiyaan Diinta Islmaamka ,waxayna xaabo ka dhigtaan qaar ka...

Maxay ka dhigan tahay Guusha Ilhaan Cumar?

Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku ah Mareykanka ee ka mid noqda Koongareeska...

Dadaalka Dawladda Soomaaliya ee Ciribtirka Musuq maasuqa

26 Safar-1440-Muqdishu-(SONNA)- Musuqmaasuqu waa lunsasho hanti dadweeyne,waxaana laga dhaxlaa Saboolnimo , Amni darro iyo dib u dhac, Musuq maasuqu waxaa uu khal khal galiyaa...

Ethiopian Airlines oo Muqdisho ka bilaabaysa duullimaadyo

Shirkadda thiopian airlines waxay leedahay qaar ka mid ah dayaaradaha ugu casrisan caalamka, waxayna Mas'uuliyiinta shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines sheegeen dhawaan in 2da...

MUUQAALO

DAAWO :- Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Wadatashiga

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey caawa munaasabadda furitaanka Shira wadatashiga ee ka...

CAYAARAHA

XULKA SONNA

WARKA SONNA KU HEL EMAILKAAGA