Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kumannaan dadweyne ah salaadda Ciidda Kula dukaday Masjidka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kumannaan dadweyne ah salaadda Ciidda Kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

SHARE

Muqdisho (SONNA):-Ra’iisul Wasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta salaadda Ciida kumannaan dadweyne ah kula dukaday masjidka Isbaheysiga magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa umadda Soomaaliyeed ugu duceeyay in uu ciidda uga dhigo ciid khayreysan, sannadka sannadkiisana ay ku gaaraan nabad iyo Barwaaqo.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guud ahaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa.

LEAVE A REPLY