Guddoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay in uu xirmay kalfadhigii 5-aad ee Golaha

Guddoonka Golaha Shacabka oo shaaciyay in uu xirmay kalfadhigii 5-aad ee Golaha

SHARE

Kalfadhigii 5-aad ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Jmahuuriyadda Soomaaliya ayaa la shaaciyay in uu si rasmi ah u xirmay,iyadoo lagu wargeliyay xildhibaanada golaha shacabka.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay in kalfadhigii 5-aad uu xirmay 27 July 2019.

Halkan hoose ka akhriso qoraalkaasi:

Waraaqda Xiritaanka Kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka

 

LEAVE A REPLY