Wargelin ku socoto Akhristayaasheena

Wargelin ku socoto Akhristayaasheena

SHARE

Wargelin:- Waxaan akhristayaasheenna sharafta leh ku wargelineynaa in Website-yada Warbaahinta Qaranka ee kala ah Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Radio Muqdisho laga qaban doono shaqo lagu ballaarinayo si aan u kordhino adeegga aan idiin heyno, taasi oo saacado qaadan doonto, islamarkaana hawada ka maqnaan doonaan mudo Shan Saac oo ka bilaabaneysa 12-ka Caawa saqda dhaxe.

Mahadsanidiin