Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ay ka qeyb-galaayaan madaxda Qaranka

By Aadan Sooyaal

CAALAMKA

Diblomaasiyiinta ku sugan Itoobiya oo walaac ka muujiyay xaaladda sii xumaaneysa ee  gobolka Tigray

Muqdisho (SONNA):- Ka dib markii dhawaan iska hor imaadyo rabshado wata ay ka dhaceen degmada Raya Alamata, ee ku taal

Golaha Ammaanka oo taageeray in Xalka Israel iyo Falastiin uu ku jiro dhismaha 2 dal

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray xalka laba dawladood ah oo lagu dhameeyo khilaafka Israa'iil iyo Falastiin ka

DFS oo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

Muqdisho (SONNA):- Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca

Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa

Muqdisho (SONNA):-  Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada sokeeye ee ka socda qaybo ka mid ah dalka

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha

Soomaaliya iyo Kuwait oo iska kaashanaya tababarka Diblomaasiyadda

Kuwait City-(SONNA)-Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Cabdulqaadir

Booliiska oo gacanta ku dhigay shabakad si sharci darra ah ku buufisa Mootooyinka Bijaajka

Muqdisho-(SONNA)-Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay ayagoo si sharci darra ah