Toos U daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho

Toos U daawo:-Munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ciidanka Asluubta oo ka socota Muqdisho

SHARE

Muqdisho(SONNA):-Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay oo Ciidanka Asluubta maanta ay ugu dabaal-dagayaan sanad-guuradooda 49-aad oo ka soo wareegatay aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa hadda ka socota xarunta Ciidanka Asluubta waxaa ka qeyb-galaya Madaxda Qaranka iyo marti sharaf kale.

Ciidanka Asluubta ayaa la dhisay 22-February ee sanadkii 1970kii  waxayna maanta u dabaaldagayaan sanad-guuradooda 49-aad taas oo shalay ku beegneyd balse Jimcaha owgeed maanta oo ah 23-February laga dhigay.

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Sabti, Febraayo 23, 2019

LEAVE A REPLY