Wasiirka Amniga XFS oo Guddoomiyey shir looga hadlayay Tayeeynta Hay’adaha Amniga Dalka

Wasiirka Amniga XFS oo Guddoomiyey shir looga hadlayay Tayeeynta Hay’adaha Amniga Dalka

SHARE

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Tayeynta Hay’adaha Amniga heer Federaal iyo heer Dowladd Goboleed kaas oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Shirkan ayaa ahaa mid u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Dalka iyo hay’addaha Taageera Soomaaliya.

Shirka intii uu socday ayaa waxaa lagu go’amiyay in deeq bixiyaasha ay dib uu bilaabaan deeqaha ay siin jireen Booliska Dowladda Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya.

LEAVE A REPLY