Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaannada DFS+...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaannada DFS+ Sawirro

SHARE

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen ) ayaa Xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano iyo Guddoomiye Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Koofur Galbeed.

Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay sidii loo Garab Istaagi lahaa Maamulka Cusub ee Koonfur Galbeed waxanay sidoo kale Madaxweynaha cusub ku amaaneen inuu wasiirada u Magacaabo Dhalinyarada Reer Koofur Galbeed, si kaalin mug leh ay ugu qaataan Siyaasadda.

LEAVE A REPLY