TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyada Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota

TOOS U DAAWO:- Daah-Furka Istaraatijiyada Wacyi Galinta Qaranka oo Muqdisho ka socota

SHARE

Muqdisho (SONNA) Munaasabad lagu daah furayo Istaraatijiyada Wacyi Galinta Qaranka oo ay ka qeyb galayaan Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hada ka socota Magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka, Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

DAAHFURKA ISTRAATIJIYADDA WACYIGALINTÅA QARANKA

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Talaado, Noofeembar 06, 2018

LEAVE A REPLY