Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna

By Aadan Sooyaal

CAALAMKA

Israel oo dishay 12 ruux iyo Woqooyiga Gaza oo la geeyay gargaar

Ciidamada Israel ayaa woqooyiga Gaza ku dlay 12 ruux oo gargaar doon ah,xilli gawaari kolonyo ah oo sidday shixnad mucaawino

Xasuuq cusub oo lagu fuliyay Falastiiniyiin gaajeysan  oo sugaayey gargaar

Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa la dilay in ka badan 150 kalena waxaa lagu dhaawacay waqooyiga magaalada Gaza ka

Soomaaliya & Qaramada Midoobay oo kawada arrinsanaya wax ka qabashada isbadalka cimillada

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo isbedelka cimilada Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo hay’ada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ayaa kulan

Dadka Reer Falastiin oo bilowga Ramadaan wajahaya baahi iyo dagaal

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada dadka reer Falastiin UNRWA ayaa sheegtay in deegaan kasta oo Falastiin ah ay

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane, Xasan Macallin Maxamuud iyo Kuxigeenkiisa Mudane,

Ciidanka Xoogga oo in ka badan 30 khawaarij ah ku dilay shabeellada hoose

Muqdisho-(SONNA)-In ka badan 30 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka

Taliyaha CXD oo faahfaahin ka bixiyay howlgallo culus oo ka socda gobollada dalka

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal ; Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo culus

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo u gudbay wareegga 2-aad

Muqdisho.SONNA....Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo