Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

SHARE

Muqdisho(SONNA):–Maxamed Salah oo u dhashay dalka Masar ayaa ku guuleystay Laacibka ugu wanaagsan Horyaalka Ingiriska.

Salah ayaa ah Ciyaryahan haysta Diinta Islamka waxaana uu Jabiyay Sanadkaan Rikooro badan oo u yaalay horaaylka Ingiriska Iyo Kooxda Liverpool, 33-Kulan uu Saftay waxaa uu dhaliyay 31-gool ayadoo uu noqday Ciyarayahankii Ugu horeyay ee ka Soo Jeeda qarada afrika oo ka dhaliya horyaalka Ingiriska 31-gool,

Gooshii uu ka dhaliyay Kooxda Westbrom Sabtidii ayuu Salah Waxaa uu barbareeyay Xidigaha Alan Shearer, Cristiano Ronaldo iyo Luis Suarez, Kuwaasi oo 31 gool ku dhaliyay 38 kulan oo horyaalka Ingiriska ah balse Maxamed Salah ayaa ah mid ku dhaliyay 31-ka gool 33-kulan.

LEAVE A REPLY