Pakistaan oo wacad ku martay inay siiwadi doonto la dagaalanka Argagixisada.

Pakistaan oo wacad ku martay inay siiwadi doonto la dagaalanka Argagixisada.

SHARE

Islam-Abad-(SONNA)- Taliyaha Ciidamada Mileteriga Pakistaan General Qamar Javed Bajwa ayaa sheegay inay dalkiisy ka go’antahay sii wadidda dagaalka ay kula jiraan argagixisada.

Dhanka kale mas’uul Pakistaani ah ayaa Warbaahinta u sheegay xilli uu ka qeyb galayay Janaasada askar ku dhintay qarax ay kooxaha xagjirka ah la beegsadeen kolonyo marayay magaalada Quetta oo ay waxyeello dhimasho iyo dhaawac isugu jira ka soo gaartaya askartii kolonyadaasi la socotay.

Wuuuna mas’uulku intaa raaciyaay in ciribtirka argagixisada ku sugan gudaha Dalka Pakistan ay dowladiisu siinayso munaanta kowaad.

Xigasho:–IinaNews

LEAVE A REPLY