Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde

Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde

SHARE

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ku burburtay Diyaarad ay leedahay Shirkada Bancroft, waxaana la xaqiijiyay in khasaaro uusan ka dhalan maadaama dadkii saarnaa ay u suurta gashay inay ka boodaan.

Diyaarada ayaa markii hore soo gudbisay Fariin deg deg ah oo ay ku sheegeyso cilada heysata oo aheyd in diyaarada ay lugaha u bixi waayeen balse ugu dambeyn waxay ku burburtay garoonka.

Shirkadda Bancroft oo ah shirkad laga leeyahay Mareykanka ayaa Ciidamada AMISOM ka taageerta dhinacyada tababarka, la talinta amniga.

LEAVE A REPLY