Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay degmooyin ka mid ah Galgaduud

Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa xalay 116,5 tan oo raashiin kala duwan ah u dirtay Ceeldheer iyo Masaggawaay oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud. Agaasimaha Waaxda gargaarka

By Aadan Sooyaal

CAALAMKA

Israel oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay ugu yaraan 63 ruux

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib

Xamaas oo ka hadashay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen dilka carruur uu dhalay Ismacil Haniyah

Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay ra'iisul wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil

 Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo gabagabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho.SONNA...Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay si rasmi ah u soo gaba gabeeyay tartan

Mareykanka oo Israel ku cadaadiyay in la furo waddooyin cusub oo la mariyo gargaarka Gaza

Israa’iil ayaa sheegtay in ay oggolaatay in la furo laba waddo oo dhanka Gaza ah si loo oggolaado gargaar dheeraad

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda SoDMA oo gargaar u dirtay degmooyin ka mid ah Galgaduud

Muqdisho-(SONNA)-Hay’adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa xalay 116,5 tan oo raashiin kala duwan

Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Washington DC

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray

Wasiir Fiqi oo xarunta SODMA loogu qabtay kulan sagootis ah, maamuus & soo dhaweyn iskugu jira

‏Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallim Fiqi,

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay xerada Jeneral Daa’uud oo ay ciidanka Gorgor daganyihiin

Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay dugsiyada