Cali Cabdullahi Cosoble oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabeelle

Cali Cabdullahi Cosoble oo loo doortay Madaxweynaha Hirshabeelle

SHARE

Waxaa soo gaba gabowday Doorashada Madaxweynenimada ee dowlad Gobaleedka Hirshabeelle, taas oo ay ku tartamayeen labo Musharax.

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku guuleestay Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle kaas oo helay codad gaarayay 61 cod, halka Musharaxa kale oo ah Maxamed Cabdi Waare uu helay 36 cod.

Waxaa goor dhow la gali doonaa Doorashada Madaxweyne ku xigeenka ee Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan labo musharax oo kala ah Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe)  iyo Cali Xasan Hilowle (Taakow)

LEAVE A REPLY