Howlgalo qorsheyn oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Jamaame ayaa lagu dilay 50 dhagar qabe

Kismaayo-(SONNA)-Faah-faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay jiinka wabiga Jubba ka wadeen Ciidamada Kala duwan Jubbaland gaar ahaan kumaandooska Danab iyo kuwa  Jubbaland  ee Guutada gurmad Qaran ayaa

By Bile

CAALAMKA

Golaha Ammaanka oo taageeray in Xalka Israel iyo Falastiin uu ku jiro dhismaha 2 dal

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray xalka laba dawladood ah oo lagu dhameeyo khilaafka Israa'iil iyo Falastiin ka

DFS oo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

Muqdisho (SONNA):- Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca

Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa

Muqdisho (SONNA):-  Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad

Israel oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay ugu yaraan 63 ruux

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Howlgalo qorsheyn oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Jamaame ayaa lagu dilay 50 dhagar qabe

Kismaayo-(SONNA)-Faah-faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay jiinka wabiga Jubba ka wadeen Ciidamada

8 xubnood oo ka soo goostay khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay Baydhabo

Baydhabo-(SONNA)-8-Xubnood oo ka soo goostay Khawaarijta ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Baydhaba ee gobolka

Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo kormeer shaqo ku tagay xarunta hey’adda NIRA

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan wasiir ku

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka oo Shir uga qayb galay Talyaaniga

Italy(SONNA):-Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Xildhibaano ka tirsan