Monday, January 21, 2019
Authors Posts by Ruush

Ruush

492 POSTS 0 COMMENTS

Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dagaalkii Bud-bud

Budbud(SONNA)---Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ee Gobolka Galguduud S/Guuto Axmed Maxamed Maxamuud Tareedishe ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaalkii xalay ka dhacay Deegaanka Bud-bud oo...

Wafdi ka socda IGAD oo kulamo la qaadanaya waxgaradka Hiiran ...

Jowhar(SONNA)---Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Federaalka iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa waxgaradka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe kulammo kula qaadanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Deegaanka Bud-bud

Budbud(SONNA)-Wararka ka imaanaya Deegaanka Budbud oo ka tirsan Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Xalay uu dagaal Culus ka dhacay, kaasoo oo...

3 Qof oo ku geeriyooday Qarax maanta ka dhacay Suuqa...

Muqdisho(SONNA)--3 ruux ayaa geeriyootay kadib markii maanta qarax uu ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi kaamil...

Wasiir kuxigeenka Qorshaynta oo ka qeybgalay shir Caalami ah+Sawirro

Nairobe(SONNA)--Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalaniga Prof Abdullahi Sheikh Ali "Qalloocoow" iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya kaga qeyb-galay...

Madaxweynaha oo furay Shirka Madasha Hoggaanka Qaranka+Sawirro

Muqdisho(SONNA)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran...

Mrs Clinton oo caddaysay inaysan tagi doonon Mexico

Washington DC(SONNA)--Hillary Clinton oo ah Musharaxa Madaxweynaha Mareykanka ee Xisbiga Dimoqraadiga ayaa tilmaantay inaysan Wadanka Mexico. Mrs Cilnton ayaa sheegtay in ay dadaal ugu...

Shirka Madasha Qaran oo Maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada...

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka Madasha Qaran ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Wiil Somaliyeed oo ka qeybgalaya tartanka Baaskiilada Naafada ee Rio

Rio(SONNA)---Tartamada Naafada oo sanadkaan 2016-ka lagu qabanooyo Magaalada Rio De Janeria ee Dalka Brasil ayaa markii ugu horaysay waxaa ka qeybgalaya Wiil Somaliya u...

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay inay taageersan yihiin qoondada haweenka...

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay haweenka...