Sunday, July 21, 2019
Authors Posts by Ruush

Ruush

542 POSTS 0 COMMENTS

Iska diida qasabka oo Xornimo ku noolaada (Warbixin)

Dawladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe dar-dargalisay Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo Daacish oo ah Sharwadayaal u taagan daadinta Dhiigga Shacabka iyo boobka hantidooda,...

Waa kuma Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha?

Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa maanta wareegto rasmi ah oo ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga...

Horjooge Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada oo maanta isu dhiibay Ciidamada

Garbahaareey(SONNA)--Horjooge Yuusuf Ahmed Cadow oo Alshabaab u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Gaar ahaan Kuwa Ka howlaka Magaalada...

Wasiirka Qorsheynta: Anagu deyn ma qaadano, waxaan ku jirnaa hawshii deyn...

Wasiirka Qorsheynta DFS, Jamal M. Xasan, Beijing-China, April 27,2019(Maxamed Cisman, SONNA) Beijing(SONNA)-Wasiirka Qorsheynta, Maal-geshiga iyo Hurumarinta Dhaqaalaha Dawladda Federalka Soomaaliya, Jamal Maxamed Xasan ayaa sheegay...

Wax Ka Baro Caga Hurka (Maqaal)

Caga hurka waa in la dareemo in lugaha ay ku ololayaan ama ku balbalayaan waana sheegasho aad ugu badan soomaalida khaas ahaan dumarka. Haween badan...

Duqa Muqdisho oo Xariga ka Jaray Warta Biyo-Qabadka KM4

Muqadisho(SONNA)--Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka Degmada Waaberi oo Maamulka Gobolka Banaadir...

Duqa Muqdisho oo faray M/Mulka Wadajir Dardargelinta Qorshayaasha Horumarinta Degmada

Muqdisho (SONNA)--—Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo goob fagaare ah kula hadlay bulshada Degmada Wadajir ayaa sheegay...

Howlgal dagaal iyo gargaar wada socda (Warbixin)

Waxaa sii kordhaya kala firaxdaka Kooxda, waxaa kaloo sii kordhaya isu soo dhiibka gacanta Dowladda, isi soo dhiibka waxaa ugu dambeeyay laba Horjoogeyaal sare...

Isbitaalka daweynta iyo Qalliimada Isku-furanka oo Xariga laga jartay (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliya, Dr Fawziya Abikar Nur ayaa shalay xariga ka jartay Xarunta Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunka Isku-furanka Haweenka(Fistula). Xaruntaasi...

Maxkamadda Gobolka banaadir oo u fadhiisatay Dacwada Dilkii Marxuum Axmed Dowle...

Muqdisho(SONNA)--Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shalay u fadhiisatay dacwad ay horgeeyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha, kaasi oo ku saabsan Dawaddii Marxuum Axmed Muqtar (Axmed Dowle), kaasoo lagu...