Sunday, August 25, 2019
Authors Posts by Ruush

Ruush

550 POSTS 0 COMMENTS

Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukun dil ah ku fulisay labo...

Muqdisho(SONNA). Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay uga tirsanaa Kooxda Al Shabaab. Labadaan Argagixiso ayaa dilal iyo...

Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu u socdaa si dar-dar leh...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa la aas-aasay 12-ka April 1960-kii, kaasoo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali...

HAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Qeybta 4aad)

Guddigii Luuqada ee 1965 War-bixintii Guddiga ee 1961-kii waxa ay aheyd mid aad u faa’iido badan. Waxa ay aasaas u noqotey meel ay guddi kasta...

HAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Qeybta 3aad)

Farta Laatiinka Aqoon-yahanada shisheeyaha ah ee farta Laatiinka u adeegsan jiray qoraalka af-Soomaaliga waxay kala ahaayeen Ingiriis, Talyaani, Jarmal, Aawstiryaan iyo Faransiis. Bilowga abaarihii sannadkii...

HAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Qeybta 2aad)

Qoraalada ay Soomaalidu Allifeen (The National Somali Scripts). Sida aan horey u soo tilmaaney, waxaa Guddiga Luuqadda ee 1961-lkii la soo hor dhigay 11...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Baydhabo ka furay Madasha Arrimaha Bini’aadninimada...

Baydhabo(SONNA)Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka...

Golaha aqalka sare ayaa maanta Akhrinta 1-aad Marsiiyay hindise sharciyeedka shirkadaha.

Golaha aqalka sare ayaa maanta Akhrinta Kuwaad Marsiiyay hindise sharciyeedka shirkadaha, kaasi oo ay soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dalka. Sharcigaan Warshadaha haddii uu...

HAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Maqaal)

Waa maxay qoraal? Qoraal waa nidaam loo dhigo ama loo qora xarfo si kala horreyso, iyadoo loo is ticmaalayo in fariin lagu gudbiyo (warbixin ama...

Xujayda Soomaaliyeed sanadkan oo safaradooda loo sahlay (Warbixin)

Maalmaha nagu soo foolka leh waxa billaabmaya acmaashii xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, waana waajib saaran qof kasta oo muslim...

FAALLO: Gaalkacyo Mideysan waa Soomaali Mideysan + Sawirro

Beryahaan waxaa socdaal shaqo ku kala bixinayay Deegaanno ka tirsan Gobollada Galguduud iyo Mudug Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wuxuuna safar...