Monday, March 18, 2019
Authors Posts by MMC

MMC

822 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Jabuuti oo si wadajir ah xarigga uga...

Muqdisho (SONNA) Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga...

Horjooge ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Faah Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay degaanka Yaaqbari  ee Gobalka Shabeelaha Hoose sida...

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kusoo dhaweeyey Dhiggiisa Jabuuti

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle  iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Muqdisho, waxaana garoonka Diyaaradaha ee magaalada...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo ka tacsiyadeeyey weerarkii ay ku dhinteen...

Muqdisho (SONNA) Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka...

Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay NewZealand

Muqdisho (SONNA) Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa weerarka argagaxiso ee bahalnimada leh ee lagu qaaday dad Muslimiin ah oo...

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay dadkii ku jiray guri xalay...

Muqdisho (SONNA) Qarax xooggan ayaa xalay laga maqlay guri ku yaalla Degmada Howlwadaag, iyadoo jugta qaraxa si weyn looga maqlayay inta badan magaalada Muqdisho. Wararka...

Ra”iisul Wasaare Kheyre oo ku dhawaaqay guddi heer Wasiirro ah oo...

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran diyaariya. Xubnaha Guddiga ayaa kala ah. 1-Ra’iisul...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo madaxda Jaamacadaha Muqdisho kala hadlay tayeynta Waxbarashada+Sawirro

 Muqdisho (SONNA) Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxda...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Masar

Qaahira(SONNA):-Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed  Abuubakar Isloow ayaa la kulmay  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Masar, General Maxamuud Towfiiq. Wasiirka Amniga Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Safar Ugu Baxay Switzerland

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee...