Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by Daahir Aadan Ali

Daahir Aadan Ali

690 POSTS 0 COMMENTS

Wasiir Goodax Barre oo sheegay inuu ka xun yahay hadalkiisii ahaa...

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadalkii uu ka jeediyay magaalada Jowhar ee ahaa...

Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaranka+Sawirro

Muqdisho(SONNA):- Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha kulanka maanta ayaa ahaa Dhageysiga...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo soo gabagabeysay dhageysiga Dacwadda Eedeysane Cali...

Muqdisho(SONNA):- Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga eed ka dhan ah dable Booliis Cali Maxamuud Axmed oo 8-dii...

Xildhibanaada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay labo heshiis oo muhiim ah

Muqdisho(SONNA):- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyay heshiiskii Baydhabo oo Guddiga Kheyraadka ee Golaha...

Ciidanka Xoogga dalka oo Gargaar caafimaad u fidiyay shacabka deegaanka Moordiinle+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga dalka oo tagay deegaanka Moordiinle ee hoostaga deegaanada Sabiib iyo Canoole ayaa shacabka ku dhaqan deegaanka u geybiyay daawooyin caafimaad xilli dadka...

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho...

Xukun dil ah oo lagu riday saddex ka mid ah raggii...

Muqdisho(SONNA):- Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka raggii ku eedeysnaa Kiiska Caasho Ilyaas Aadan oo dhowaan Kufsi iyo dil...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka...

Muqdisho(SONNA):- Taliska Ciidanka Xoogga dalka qeybta 27-aad ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay Ciidanka Ciidanka Xooga dalka ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta akhrinta koowaad marsiiyay sharciga Dakhliga dalka

Muqdisho(SONNA):- Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodii 13-aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Mudane...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo Muqdisho ka furay Shir Looga hadlayo tayeynta...

Muqdisho(SONNA):- Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka billaha ah ee ay isugu yimaadaan Bahda Cadaaladda Soomaaliya ee...