Monday, February 18, 2019
Authors Posts by Gobdoon

Gobdoon

189 POSTS 0 COMMENTS

Dowladda Soomaaliya ma ka bixisay Jawaabtii kaga aadanayd gurmadka Daadadka?

Muddadii ka dambaysay Burburkii dowladdii dhexe ee dalka 1991,waxaa dalka iyo dadka Soomaaliyeedba waayeen kaalin wayn oo ah doorkii iyo weheshigii bulshada ee dowladnimadii...

Xuska 1da May oo ku soo beegmay dib-u habaynta Shaqaalaha dowladda

1da May sanad walba waxaa Caalamka laga xusaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha adduunka oo ah lafdhabarka wax soo saarka iyo horumarinta koboca dhaqaalaha,  inkastoo xilliyadii kala...

Habraaca Cafinta deymaha Soomaaliya oo mira dhal ku dhow

Waxaa dhawaan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku soo gaba gaboobay shir ay yeesheen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda  C/raxmaan Ducaale...

Xildhibaan lagu soo dhaweeyay magaalada London

London-(SONNA)- Xaflad lagu soo dhoweynayay xildhibaan Yusuf  Ibrahim Afrax oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka ingiriiska Munaasabaddan...

Dalalka Siyaasadooda dhexdhexaadka tahay oo ku baaqay in la dhowro Madaxbannaanida...

Tripoli-SONNA)- Bayaan ay dowladahan ka soo saareen gabagabadii shir ay ku yeesheen magaalada caasimada Azarbijan ee Baku ayaa ugu baaqay dhaamaan dowladaha aduunka inaan...

WAA MAXAY WADANIYAD.?

Muqdisho-(SONNA)_ Wadaniyad waa dalkaaga oo aad si dhab ah aad u jeclaato, ka ilaaliso baylahda iyo in aad in wax walba ka hormariso danahiisa, marka...

Dhagar Qabayaal Al-Shabaab ka tirsan oo Xukun lagu riday+(Sawirro)

Muqdisho-(SONNA)- Maxkamadda derejada 1aad ee ciidamada qalabka ee sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday seddex eedeysane oo ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada amnigu...

24 March Maalinta caalamiga ah ee ka hortagga cudurka Qaaxada

Muqdishu-(SONNA) Maanta oo kale ayaa loo aqoonsaday in ay tahay maalinta caalamiga ee ka hot tagga cudurka Qaaxada,waxaana dadka caalamka ku nool laga wacyi...

Ardayda Soomaaliyeed ee Suudaan oo dooranaya hoggaan cusub

Khartoum- (SONNA)- Boqolaal ka mid ah ardyada Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Suudaan ayaa iskugu soo baxay doorashada madaxda hogaamin doonta Ururka Midowga...

Duuliye Sare Faytaan oo geeriyooday

Muqdisho-(SONNA)- Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto duuliye sare Maxamuud Cabdullaahi Barre (Faytaan), oo caan ka ahaa  dhammaan Soomaaliya, waa duuliyihii ugu...