Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by Gobdoon

Gobdoon

204 POSTS 0 COMMENTS

Wufuud kala duwan oo maanta gaaray Cadaado

Cadaado-(SONNA)- Xarunta Ku meelgaarka ee  Maamulka G/Mudug ee Cadaado ayaa maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban  Md Cumar Maxamed Cabdulle dhegey, Abaanduulaha Ciidanka...

Dowladda Jabuuti oo Deeq Lacageed Guddoonsiisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya

Muqdisho- (SONNA)-Deeqdan lacageed oo ka timid Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo  gaareysaa 10,000 oo dollarka Maraykanka,     wuxuu Madaxwanuhu ugu talagalay...

Bandhig Dhaqameed Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Dalka Bakistaan+Sawirro

Karachi-(SONNA)-Bandhig dhaqameed ay soo qaban qaabiyeen guddiga ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Karachi ayaa lagu qabtay Magaalada Karachi,Munaasabaddan waxaa kasoo qeyb galay hormuudka kuliyadaha jaamacaddaasi,macalimiin...

Muqdisho oo lagu qabanayo doorashada Xildhibaanada Hiiraan iyo Sh/dhexe

Muqdisho (SONNA)-Guddiga doorashooyinka Dadban ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay goobta lagu soo xulaayo xildhibaanada gobollada  Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Baarlamaanka...

Horjooge Al-Shabaab ah oo lagu dilay Ceel garas

Ceelbuur(SONNA)War naga soo gaaray deegaanka Ceelgaras ee degmada Ceelbuur ayaa Xaqiijinaya in xalay deegaankaasi lagu dilay Horjoogihii kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaankaasi. Ninkaan oo lagu...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo booqday Jaamacado ku yaal dalka Suudaan+Sawirro

Khartoum- (SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya Dr:Cabdiqaadir Cabdi Xaashi oo maalintii labaad ku sugan dalka Suudaan ayaa booqasho ku tagay...

Punt-land iyo G/Mudug oo si wada jir ah ugu baaqay joojinta...

Gaalkacyo-(SONNA)-Dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah ugu baaqay in la joojiyo dagaalada ka dhacaya Waqooyi Bari magaalada G/Kacyo, inta la xaqiijiyay...

Qorsho lagu soo dhawaynayo Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Kismaayo-(SONNA)- Kulan ku saabsan sidii loo soo dhawayn lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya Kenya ee soo gaaraya deegaanada Maamulka Jubbaland ayna soo qabanqaabisay...

Qorshaha Wasaaradda arimaha Gudaha ee Qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Muqdisho -(SONNA)- Maamulka Wasaaradda arimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ka shaqeynayaan sidii culeyska looga qaadi lahaa Maamulka Jubaland. Xoghayaha joogtada...

Boliiska Kenya oo gacanta ku dhigay rag doonayay in ay ku...

Kenya -(SONNA)- sida lagu daabacay wargeysayada ka soo baxa gudaha dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay in ciidamada Booliska dowladda Kenya ay soo qabteen...