Wednesday, July 17, 2019
Authors Posts by Gobdoon

Gobdoon

216 POSTS 0 COMMENTS

Madaxa USAID: Mark Andrew Green ” Dadka Soomaaliyeed iyo hoggaankooda waxaa...

Maanta waa Maalin Taariikhi u ah Xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya Saacado ka hor waxaansi rasmi ah u furay xafiiska howlgalka  Hey’adda  USAID ee Soomaaliya,...

Ahmiyadda Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya (Qormooyin Taxane ah)

Dal walba oo Caalamka ka mid ah wuxuu leeyahay maalmo ku xardhan diiwaanka soo yaalkiisa taariikheed,kaasi xushmad iyo qadarin ku leh quluubta shucuubta dalalkaasi,...

Askari ka tirsan Booliiska oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka Booliiska Soomaaliya oo horaantii bishan magaalada Muqdisho ku...

Duqa Muqdisho “Awoodsiinta Dhalinyarada waa furaha horumarka Caasimadda”

Muqdisho, May 19, 2019— Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in 15kii bilood ee la soo dhaafay uu...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Maanta la shiray Shaqalahaa Wasaaradda  Warfaafinta “Sawirro”

Muqdisho-( SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Shaqaalaha Wasaaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Ujeedada kulanka  ayaa ahayd in Wasiirku Shaqaalaha Wasaaradda u...

Soonku:- waa Cibaado iyo Caafimaad

Ramadaanku waa Bil uu Allaah (SW) nagu waajib yeelay in aan Soonno, si aan uga Faa’iideysano Nicmooyin fara badan oo noogu dhex kaydsan, ee...

Shir wadatashi ah oo ka furmaya Garoowe

Garoowe-(SONNA)- Shir looga hadlayo arrimaha Siyaasadda iyo Amniga dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland, kaas oo ay ka...

Dalku wuxuu u baahan yahay dhallinyaro dareen wadaniyadeed leh

Soomaaliya waa dal Alle ku manaystay Nicmooyinka Alle bixiyo kuwa ugu qiimaha badan, waa dad isku diin ah isku af ah isku dhaqan ah,...

Xoogga dalka waa lafdhabarka Qarannimada Soomaaliya

12/4/1960kii  oo ku beegnayd 79 casho ka hor xornimadii dalka 1dii Luulyo 1960kii ayaa xukuumadii Daakhiliga ahayd ee dalka ka jirtay ee uu hogaaminayay...

Howlgallo ka dhan ah argagixisada oo laga fuliyay Gobalka Hiiraan

Balad wayne (SONNA)- Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy, oo la hadlay Wabaahinta Qaranka ayaa sheegay in howlgallo ka dhan...