Tuesday, January 22, 2019
Authors Posts by Gobdoon

Gobdoon

187 POSTS 0 COMMENTS

Maraykanka “Wada jirka dhul ahaaneed ee Soomaaliya waxuu muhiim u yahay...

Muqdisho-(SONNA)-Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsan arimaha Afrika danjire Tibor Nagy ayaa cadeeyay taageerada buuxda ee dowladda Maraykanku la garab taagan tahay dowladda...

Dabeysha isbadalka Geeska Afrika iyo Doorka Soomaaliya

MUqdisho-(SONNA)- Isbadaladda Geeska Afrika waxay ka danbeeyeen kadib markii siyaasad furfuran oo aan lagu aqoon Ethiopia uu la yimid Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalkaasi...

 Macallinka waa Musbaaxa Dunida

Muqdisho- (SONNA) Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku began tahay sanadguuradii 44aad maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta ...

Ifafaalo Muujinaya Gunaanadkii  Argagixisada

MUQDISHO-(SONNA)-Kooxaha  argagixisada ah ee  Al qaacidada Soomaaliya ee Shabaab iyo Daacish ayaa dhex muquuranaya  iska hor imaadyo ciidan, intii ka danbaysay markii ay soo...

 Argagixisada Waa dilaa aan cidna dhaafayn

MUQDISHO( SONNA)- Al-shabaab waa Koox Argagixiso ah barnaamijkooduna yahay inay tarjumaad qaldan ka bixiyaan ama inxiraafiyaan Diinta Islmaamka ,waxayna xaabo ka dhigtaan qaar ka...

Dadaalka Dawladda Soomaaliya ee Ciribtirka Musuq maasuqa

26 Safar-1440-Muqdishu-(SONNA)- Musuqmaasuqu waa lunsasho hanti dadweeyne,waxaana laga dhaxlaa Saboolnimo , Amni darro iyo dib u dhac, Musuq maasuqu waxaa uu khal khal galiyaa...

Faa’iidooyinka Shirka Muqdisho ee Kooxda Xariirka Soomaaliya ee O.I.C

20,Safar,1440 Muqdisho(SONNA)- Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay marti gelisay Shirka Kooxda Xariirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka oo laga soo saaray war-murtiyeed ugu baaqaya...

Ka Qaybgalayaasha Shirka Iskaashiga Islaamka oo qiray Horumarka Soomaaliya

Muqdishu-28/10/2018- 19/2/1440 (SONNA)- Kulankaan oo ay Soomaaliya martigalisay, iyadoo la raacayo qaraaradii ka soo baxay shirarkii kan ka horeeyay ee 44-aad iyo 45-aad ee...

Howlgal lagu xoraynayo degmada Ceelbuur oo ka bilawday Gobolka Galgaduud

Dh/Mareeb-(SONNA)- Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa wadda Qorshe la-doonayo in Maleeshiyaadka Al Shabaab looga saaro deegaanno dhowr ah,kuwaas oo ay qayb ka tahay Degmadda Ceel-buur...

Maxkamadda Sare ee C.Q.S oo ku raacaday xukun ay horay u...

Muqdisho-(SONNA)-  Racfaanlayaasha kala ah Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen...