Monday, March 18, 2019
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1367 POSTS 1 COMMENTS

Dowladda Maraykanka oo cambaaraysay qaraxyadii ay Argagixisadu ka geysteen Muqdisho

USA-(SONNA)-Dowladda Maraykanka ayaa cambaarayn xooggan Dusha uga tuurtay Kooxihii ka dambeeyay weerarradi Argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay xarumo ganacsi oo ku yaalla Magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay weerraradii Argagixiso ee Xalay lagu qaaday xarumo ganacsi iyo Guryo...

Galmudug oo goobo waxbarasho ka hirgelineysa Koofurta Gobolka Mudug+ Sawirro

Dhuusa-mareeb-(SONNA)-Masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Maamulka Galmudug oo ka jawaabaya Baahiyo Wabarasho oo Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ka tabisay dhamaan Deegaanada dhaca Koonfurta Gobolka Mudug...

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland,Koofur galbeed iyo Jubbaland,  ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii Xalay...

Boliiska Kenya oo xabsiga dhigay Dadkii ka dambeeyay dilka Gabar Soomaaliyeed...

Nairobi-(SONNA)-Boliiska Dalka Kenya ayaa Afar Haween ah u taxaabay Xabsiga, kuwaas oo loo haysto kufsi iyo dil loo geystay Ismahaan C/salaam oo Maalmo ka...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

USA-(SONNA)-Maxamed Nuur, oo ah Soomaaliya Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, markii lagu eedeeyay dilka Haweeneey Australian...

Dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed oo ka dhashay weerarkii ay ...

Muqdisho-(SONNA)-Dhimasho Dad rayid ah, dhaawac iyo burbur hantiyeed ayaa ka dhashay qaraxyo ay argagixisadu la beegsadeen bartilmaameedyo Rayid oo ku yaalla wadda Maka Almukarrama...

Wasiir Sabriye oo ka hadlay muhiimadda Golayaasha deegaanka ee Dalka+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya, Mudane Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in dhismaha Golayaasha deegaanka ee Degmooyinka Dalka ay...

Dowlada Soomaaliya oo Amisom kala wareegtay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegayay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada...

QM oo ku baaqday in la dedejiyo baarista Kiiska Caa’isha Ilyaas...

Muqdisho-(SONNA)-War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan maalgelinta Dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa’isha...