Thursday, January 24, 2019
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1266 POSTS 1 COMMENTS

Gaana oo Ciidamo Boliis ah u soo direysa Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Ghana ayaa lagu wadaa in ay dhawaan Dalka Soomaaliya u soo dirto in ka badan 160 Askari oo Boliiska ah, si ay ugu...

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l...

Al-Shabaab oo 100 Carruur ah ka Af-duubatay Gobolka Bakool

Xuddur-(SONNA)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool, Cali C/nuur Iiman ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-shabaab ay Carruur ka badan 100 ka Af-duubteen...

Is-beddelka cimillada Soomaaliya oo laga digay

Muqdisho-(SONNA)-Qubaro xagga degaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digtay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidii kalena baaq arrintaasi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray xarunta Taliska Booliska ee Gobolka...

Gaalkacyo-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, C/rizaaq Xaashi Cartan, Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Federaalka ee Galmudug, G/sare; Cabdi Jaamac C/lle  (Xabeeb) iyo Saraakiil kale...

Madaxweyne Farmaajo oo duubabka dhaqanka kala hadlay hawlaha dib u heshiisiinta...

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,  oo kulamo wadatashi ah kula qaatay Magaalada Baydhabo Odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Maanta kormeeray Lix Wasaaradood

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganansiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha. Ra'iisul wasaaraha oo...

Boliiska Kenya oo Hotelka Dusit2d ka helay walxaha qarxa

Nairobi-(SONNA)- Boliiska Dalka Kenya ayaa halkii uu weerarka argagixiso ka dhacay Talaadadii Todobaadkan ee Dusit2d Hotel ka helay walxaha qarxa. Warkan oo lasoo dhigan Bogga...

Dowladda Qadar oo Gaadiid Ciidan ugu deeqday Soomaaliya+ Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowladda Federaalka oo xoojineysa wada shaqeynta ay la leedahay maamul Goboleedyada+...

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad Xalay ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema saaray Madaxweynaha Dowlad...