Friday, March 22, 2019
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1367 POSTS 1 COMMENTS

Ra’iisul Wasaaraha oo tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay qaraxii...

Moqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay meel u dhow albabaabka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo heshiis kala saxiixday+Sawirro

Somalia (SONNA) Saxiixa hashiiskan Dowladda mareekanka ay Soomaaliya uga taageeyrayso tayaynta waxbarashada iyadoo u soo marayso Hay'ada hormarinta caalamiga ah ee USAID ...

Magaalada Cadaado oo laga dareemayo dhaq dhaqaayo la xiriira doorashada dalka

Cadaado (SONNA) Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo hadda xarun KMG u ah dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka bilowday ololaha doorashada iyo...

Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada Galmudug

Cadaado(SONNA)-Shir ay manta 29/08/2016 iskugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga wada hadlay qodobo ay kamid yihiin siyaasadda, dhaqaalaha iyo nabadgelyada, guud ahaan arrimaha...

Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay askar rasaas ku furtay dad...

Muqdisho(SONNA0)-Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka banaadir Kornel Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay Wakaalada wararka soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ay qabteen gaari uu...

Gos oo xaflad sagootin ah u sameysay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Shatrinjiga+Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Guddiga  Olombikada Soomaaliyede ayaa   xafiiskiisa ku qabtay xaflad lagu sagootinayay  Ciyaartoyda xulka qaranka shatrinjiga , waxaana xlaflada  lagu sagootinayay  oo ka dhacday xarunta gos...

Safiirka Dowladda Soomaaliya u Jooga Mareykanka oo Columbus soo gaaray+ Sawirro

Columbus Ohio(SONNA)-Safiirka dowladda Soomaaliya u jooga dalka Mareykanka Axmedd Ciise Cawad ayaa maanta soo gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka mareykanka. Socdaalka Safiirka iyo wafdigiisa...