Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1377 POSTS 1 COMMENTS

Guddoomiyaha Marka oo sheegay in ay Argagixisadu naf bax yihiin oo...

Marka-(SONNA)-Guddoomiyaha Degmada Marka ee Caasimadda Gobolka Shabeellada hoose, C/llaahi Cali Axmed (Waafoow), ayaa sheegay intii uu Xafiiska joogay in uu ku guuleystay heshiisiinta qaar...

Hirshabeelle oo dalbatay in gargaar loo fidiyo Dadkii ku barakacay dagaalladii...

SONNA-(Jowhar)-Wasiirka wasaaradda dib u heshiisiinta Hirshabeelle, C/kariin Cali Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhowaanahan booqasho ku marayay degaannadii lagu dagaallamay ee Gobolka Shabeellada...

13 Qof oo ku dhimatay Kaniisad ku taalla Dalka Koofur Afrika

Pretoria-(SONNA)-Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku geeriyootay 16 kalena wey ku dhaawacmeen, markii uu soo dumay saqafka sare ee Kaniisad ku taalla Magaalada Durban...

Boko Haram oo Dad Shacab ah ku laysay Dalka Kamaruun

Yaoundé-(SONNA)-Kooxda Xagjirka ah ee Boko Haram, kana dagaallanta qaar ka mid ah Waddamada Galbeedka Afrika, ayaa Dad ka badan 10 Qof ku dishay Tuulo...

QM oo ku baaqaday in la joojiyo dagaalka ka socda Libya

Tripoli-(SONNA)- Xoghayaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo colaadda ka aloosan Magaalada...

Wasaaradda xannaanada Xoolaha KG oo sheegtay in aan la gowrici karin...

Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Muqtar Max’ed Guuleed, ayaa sheegay in aan la gowrici karin Neef aan la hubin Caafimaadkiisa. Mudane;...

Baarlamanka Carabta iyo OIC oo cambaareeyay qaraxyadii Shalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Baarlamaanka Carabta, Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC, Dowladaha Sacuudiga iyo Baxrayn ayaa si kulu u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah...

Shir looga hadlayo Islaam nacaybka oo Maanta ka furmaya Dalka Turkiga

Ankara-(SONNA)-Dowladda Turkiga ayaa Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ugu baaqday kulan deg-deg ah oo ka dhici doona Maanta Magaalada Istambuul ee...

Guddoomiyaha Degmada Marka oo Shacabka ka codsaday in ay ka qeybqaataan...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha cusub ee Degmada Marka , C/llaahi Cali Axmed (Waafoow), ayaa sheegay in tallaabooyinka ugu horreeya ee uu qaadi doono ay tahay sidii Al-Shabaab...

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo Maanta la aasay

Wellington-(SONNA)- Waxaa Maanta oo Jimca ah la aasay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Todobaad ka hor lagu laayay Laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch...