Wednesday, July 17, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4528 POSTS 0 COMMENTS

Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha JFS oo Muqdisho ka socda

Isu soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka...

Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya Malaysia iyo Algeria oo Hambalyo u diray...

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia Abukar Cabdi Cusmaan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Mudane Madaxweyne Hambalyo Ilaahay...

Madaxweynaha JFS oo Baaq u diray Qurbajoogta Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaaho ayaa ka hadlay abaaraha ka jira dalka oo saamayn wayn ku yeeshay dad badan oo Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf u sameeyay musharraxiintii uu ka guuleeystay+Sawirro

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi “Farmaajo” ayaa xalay casho sharaf u sameeyay murashaxiintii u tartameysay xilka madaxweynaha. Ujeeddada kulanka uu madaxweyne Farmaajo la...

Jaamacadda Carabta ayaa Hambalyo usoo dirtay Madaxweyne Farmaajo.

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa hambalyo usoo diray Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya ayagoo u rajeeyey in uu alle u fududeeyo Howsha  hortaal. Xoghayaha guud ee...

Dowlada Maraykanka oo u hambalyeysay Madaxweynaha cusub ee dalka

Dowladda Mareykanka ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudnae Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, iyagoo bogaadiyay Xildhibaannada labada aqal ee codka kalsoonida ah...

Dabbaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo qaybo badan oo ka mid ah dalka ka socda Banaanbaxyadii ugu weynaa oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya...

Hambalyo Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo noqday Madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya.

  Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ula soo gudbay...

Cumar Cabdirashiid oo ka tanaasulay tartanka iyo codeynta wareegga 2aad oo...

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka tanaasulay u tartamidda wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha, isagoo sheegay in uu ka tanaasulay arrintaasi. Mudane Cumar ahaa...