Saturday, July 20, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4545 POSTS 0 COMMENTS

Taariikh Nololeedka La-Taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya

Xuseen Macalin Maxamuud Sh. Cali waxaa 16kii Feberaayo 2017 loo magacaabay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. 3dii sano...

Madaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya

Muqisho (17ka Febraayo, 2017)-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Guddiga Abaaraha,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka...

Arday dugsiilay ah oo fursad mar la’arag ah heshay “Sawiro”

Muqdisho(SONNA)-Inta badan ardada da’da yar ee barata Quraanka Kariimka waxa ay aad u jecel yihiin fasaxa la siiyo, waxaase jirta qaar kamida Macalimiinta dugsiyada...

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ayna ka qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum. Kulankan oo si heer sare...

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha ICAO

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa xarunta ICAO ee Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u...

Wasiiru-dowlaha warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska oo shir caalami ah uga qeybgalay...

Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta iyo iskaashiga dhinaca Dalxiiska ayaa lagu qabtay dalka Turkiga. Shirkan oo ay ka qeybgaleen ilaa Laba Boqol oo...

Madaxweyne Farmaajo oo Si Rasmi ah ula wareegay Xafiiska-Sawiro

Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya...

Dowladda ku Kuwait oo Soomaaliya u soo dirtay diyaarad gar-gaar sida

Dowlad Kuweyt ayaa Diyaarad Shixnad  Gargaar Raashin iyo Dawo ah sida usoo dirtay dadka Soomaaliyeed ee ay abaaraha saameeyeen . Dayaaraddii ugu horreysay ee Gargaar Raashin...

Madaxweyne Farmaajo oo Dhamnaal u diray dhiggiisa dalka Kenya

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid madaxweynaha jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta oo arbaco ah dhiggiisa...