Sunday, May 26, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4247 POSTS 0 COMMENTS

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda oo Xukuno kala duwan ku ridday eedeysanayaal...

Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sidda ayaa Maanta Xukuno iskugu jira dil , Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey  7 nin...

Qarax Xoogan oo ka dhacay Agagaarka Hotel Weheliye ee Magaalada Muqdisho.

Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida la sheegay waxa uu...

Deg Deg: Qarax Goor dhaw ka dhacay agagaarka Warshada Nacnaca ee...

War iminka kusoo dhacay warqabadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayo in uu dhawaan Qarax ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa sida la sheegay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay dhawaan Doorashada Madaxtinimada qabanayaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane cali gacal Casir ayaa sheegay in ay dhawaan qabanaayaan doorashada madaxtinimada Maamul Goboleedka Galmudug oo uu dhawaan iska casilay Mudane...

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay toddobaadkaan ALLE bari iyo Roon...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Farmaajo, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyeey isu soo baxdyo ALLE bari iyo Roob doon ah. Madaxweynaha JFS, Mudane...

Faallo: Maxaa hadda looga fadhiyaa Madaxweynaha JFS?

Maxaa hadda looga fadhiyaa dowladda cusub ee ka hana qaaday dalka inkastoo uu shacbiga Soomaaliyeed uu si diiran u soo dhaweeyay hoggaamiyaha cusub ee...

Madaxweynaha Jabuuti oo ka qeyb galay xaflad lagu furayay xarunta Maalgashiga...

Madaxweynaha Djibouti mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta waxa uu ka qayb galay xaflad lagu furayay Xarunta maalgashiga iyo horumarinta dalka Djibouti. Xafladaan oo lagu...

Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha qaranka Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo...

Kulankaan oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo ay dhinacada ka fadhiyeen ku xigeenadiisa ayaa...

Hay’adda Qadar Kheyriyah Oo Daahfurtay Mashruuc lagu Gargaarayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Hay’adda Qadar Kheyriyah oo ka shaqeysa howlaha samafalka ayaa maanta daahfurtay mashruuc deeqo lacageed iyo gurmad lagu gaarsiinayo 14,000  oo ah qoysas isugu jira...