Monday, April 22, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4085 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Puntland oo u Hambalyey Raisul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta oo...

Madax badan oo ka qaybgashay Caleema Saarka Madaxweynaha JF Soomaaliya

Xafalada Caleema Saarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynayaasha Kenya, Jabuuti, R/wasaaraha Itoobiyaha, Madaxweyne ku xigeenka Wadanka...

Madaxweynaha Jabuuti oo dhagax dhigay xarunta safaaraddii Jabuuti ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax...

Madaxweynaha Kenya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

  Madaxweynaha wadanka Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka ka soo degay garoonka Caalamiga ah Aadan Cadde magaalada Muqisho, halkaasi oo ay...

Akhriso Jadwalka xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya

  Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Jadwalka Xafladda lagu maamuusayo caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Haddaba hoos ka aqriso jadwalka oo dhameystiran 6:00...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo xafladda lagu maamuusayo caleema...

Hooyo Khadiijo “3-Caruur ah ayaa Baahi iiga dhimatay aniga oo arkaya”...

MUQDISHO (SONNA) Khadiijo Maxamed waa qof waayeel ah hadda waxay ka mitahay dad badan oo ka soo hayaamay deegaannada ay ka jiraan Abaaraha oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray goobta maalinnimada berri ah lagu qabanayo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”waxaa ku wehliyey kormeerka uu ku tagay goobta lagu qabanayo caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee Hirshabeelle oo ka hadlay mas’uuliyadda loo...

Wasiirka Garsoorka iyo Diinta ee Hirshabeelle Mudane Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan Kheyraat ayaa ugu horey ka hadlay qorshayaasha horyaalla, isagoo Alle ka baryay in uu...

Ururka Dhalinyaradda Gobolka Banaadir oo qabtay Munaasabad lagu taageerayey Madaxweyne Farmaajo.

Munaasabadan oo ka dhacday Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa waxaa kasoo qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee  Gobalka Banaadir...