Saturday, July 20, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4545 POSTS 0 COMMENTS

Deg Deg: gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay...

 Muqdisho(SONNA) Ciidamada amaanka Dowladda Soomaaliya oo kusugan deegaanka Siinka Dheer ee duledka magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Wasiirka...

Maleeshiyada Al-Shabaab oo badeeco ganacsi ku gubey duledka degmada Waajid ee...

Muqdisho(SONNA) Wararka ka imaanaya gobolka Bokool ayaa sheegaya in maleeshiyaad katirsan argigixisada Alshabaab ay gubeen badeeco u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed taasi oo loo waday...

M/Weyne kuxigeenka Galmudug oo ka hadlay diidmada lacagaha shillin Soomaaliga

Muqdisho(SONNA) Mas’uuliyiinta sare ee dowlada goboleedka Galmudug ayaa war ka soo saaray dhibaatooyinka ka taagan lacagaha shillin Soomaaliga ah, abaaraha iyo dagaalo ka soo...

Qaar kamid ah dalalkii xayiraadda saaray Qadar oo raadinaya xal diplomaasiyadeed.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Diplomaasiyiin ka kala socda Sucuudiga, Imaaraatka, Baxrayn iyo Masar ay warfidiyeenka ugu sheegeen xarunta Qaramada Midoobay in ay...

R/wasaare XFS oo maamulka Bankiga dhexe kala hadlay soo saarista lacago...

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudan Xasan Cali khayre  ayaa  kormeer  shaqo ku tagay  Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo wasaaradda  Batroolka iyo Macdanta ...

Bangiga adduunka oo 1 milyan oo dollar ku kordhiyay mushaharadka shaqaalaha...

Muqdisho(SONNA) Shirkani oo maanta ka dhacay magalaad Muqdisho ayaa waxaa wada yeeshey wefdi ka socoda Bangiga adduunka ayagoo kawada hadlay dardargelinta taageerada dowladda. Wasiiru Dowlaha...

Muqdisho oo lagu soo dhaweeyey haweeneydii ugu horreysay oo Duuliye noqota.

Muqdisho(SONNA)Asli Xasan Nuur  Cabaade waa mid ka mid ah mawaadiniin taariikhda Soomaaliya ka dhex muuqda, had iyo jeerna lagu xasuusto in astaan ku dayasho...

R/wasaare kuxigeenka dalka oo daahfuray mashruuca balaarinta dhageysiga Radio Muqdisho

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan lagu daah furayay mashruuca balaarinta dhageysiga Radio Muqdisho oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta waxaa ka qeybgalay ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya...

Wasaaradda Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Aqoonyahanada Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA):--Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxa...

R/Wasaaraha Soomaaliya oo maanta dadweyne kula kulmay degmada Boondheere+Sawiro.

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka duulaya qorshaha xukuumadda eek u aadan u adeegista shacabka  ayaa galabta  tagay...