Sunday, August 18, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4683 POSTS 0 COMMENTS

Uhuro Kenyatta oo doorashada ku horeeya iyo Raila Odinge oo qaadacay

Muqdisho(SONNA)Iyadoo warar hor dhac ah ay sheegayaan in natiijooyinka codadkii la tirayay uu horeeyo Uhuuru Kenyatta ayaa Raila Odinga  oo ah Hogaamiyaha mucaaradka ee...

Madaxweyne C/weli oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Dr Max’ed Jaamaca...

Muqdisho(SONNA) Madaxweyne C/weli oo ka tacsiaydeeyey geerida Marxuum Dr Max'ed Jaamaca Salaad Takar oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga kaasi oo in muddo ah xanuunsanayay. Waxaa...

Tirinta codadka doorashada Kenya oo socota

Muqdisho(SONNA) Goobaha codbixinta ee doorashada dalka Kenya ayaa si rasmi ah loo soo xiray saacadu markay ahayd 5 galabnimo ayadoo la gudagalay tirinta codadka. Wararkii...

Kenya: Malaayiin Shacabka Kenya ah oo bilaabay codbixinta doorashada madaxtinimo

Muqdisho(SONNA) Dalka Kenay ayaa waxaa saacado ka hor ka bilowday cod bixinta doorashada  madaxtinimo ee ka dhacaysa dalkaasi ayadoo ilaa  labaatan milyan oo shacabka...

Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade oo qurba jooga ugu baqaday in...

Muqdisho(SONNA) Asli Xasan Cabaadi waa haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo duuliye diyaaradeed notoqa oo dhawaan dalka dib ugu soo laabatay ayaa bilowday sidii...

Dadka qaba baahiyaha Gaarka ah ee kunool Galgaduud oo daruufo nololeed...

Muqdisho(SONNA) Dadka aan lixaadkoodu dhammaystirnayn ee ku nool  deegaanka Godinlabe ee gobolka Galmgaduud ayaa cabasho ka muujiyey caawimaad la'aan haysata kadib markii ay soo...

Faah faahin ka soo baxaysa debkii xalay ka kacay suuqa Bakaarah...

Muqdisho(SONNA) Dabkan xooganaa oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuq weynn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta lagu iibiyo Kabaha oo ku...

Dayax Madoobaad caawa laga arkay Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Fiidnimadii caawa ayaa waxaa la arkay Dayax madoobaad  guud ahaan Soomaaliya iyo qeybo kamid ah caalamka intiisa kale, bisha ayaa ka madoobaatay dhinac. Sheekh...

Guddoomiye Jawaari oo sagootiyay arday deeq waxbarasho ka heshey dalka dibadiisa+Sawirro

Muqdisho(SONNA) in ka badan 45 arday  oo wax  ka barta  kuliyadaha  Enjineerinka,iyo    caafimaadka ee  Jaamacadda  SIU oo deeq wax barasho  ka heley dalalka Yugandha...

Golaha Shacabka oo horyaala hindise ku aadan joojinta badeecadaha dalka...

Muqdisho(SONNA) Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa waxaa looga...