Saturday, July 20, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4545 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Garowe ka furtay shirweyne ...

Muqdisho(SONNA) Marwo Khadiijo Max’ed Diiriye wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Soomaaliya ayaa Shirwaynahan 4aad  ee qorshe howleedka mideysan ee wasaaradaha dhalinyarada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Halkan ka Akhriso go’aanada ay soo saartay wasaaradda amniga

Muqdisho(SONNA) Shirkan jaraa’id oo siwada jir ah ay caawa u qabteen Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar  Islow Ducaale, taliyeyaasha nabad sugidda...

Halkan ka daawo sawirada sida loo soo dhaweeyey maxaabiistii laga keeney...

Muqdisho(SONNA)  ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo lag soo daayay xabsiyada dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Waxaa soo dhaweeyey...

Ra”iisal wasaare kuxigeenka dalka oo lakulmay Hobalada Waaberi+Sawiro

Muqdisho(SONNA)  Mudane Mahdi Max’ed Guuleed Qadar ra’’iisal wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiirada maaliyaddda warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa...

In kabadan 100 maxaabiis ah oo goor dhow laga soo dejiyay...

Muqdisho(SONNA) Ku dhawaad 120 maxaabiis ah oo in muddo ah kujiray xabsiyada dalka Itoobiya ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho...

Faah faahin ku saabsan go’aankii Golaha shacbka uu maanta ansixiyay

Muqdisho(SONNA) kulanka maanta oo ahaa Kalfadhiga labaad kulankiisa 3-aad  ee Mudaniyaasha Golaha Shacabka waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’...

Danjiraha Britain ee Soomaaliya oo booqday xarunta dhaqanka ee Harggeysa oo...

Muqdisho(SONNA) Danjiraha Ingiriiska David Concar oo galabta ka hadlay xarunta dhaqanka ee Harggeysa International Book fair, xaflad loogu dabaal dagayo dhaqanka Soomaalida, hidaha iyo...

Madaxweyne Cosoble- “Waxaan Hirgalineynaa Garoomo Casri Ah Oo Kubadda Cagta Ah”+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle  Dr Cali Cabdullahi Cosoble  iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee Maamulkaasi ayaa ka qeyb galay tartan ciyaaraha kubadda cagta...

Natiijada Imtixaanka Qaran Qayb kale G. Banaadir

Muqdisho(SONNA)-Waxan halkan idinku soo gudbinaynaa qayb kale oo natiijada Imtixaanka Qaran ee Qaybta gobalka Banaadir ALFAJRI (YAQSHID) D.Muqdisho GAASHAANLE Godey Imaamu Shaafici Karaan  

Danjiraha Soomaaliya ee K/Africa oo soo dhaweeyey xubno ka socda dowladda...

Muqdisho(SONNA) Wefddi ka socda Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Feradaalka Soomaaliya iyo  maamul goboleedyada oo aqoon kororsi ujooga  dalka Koonfur Africa...